Friday, September 3, 2021

STARVING MUSLIMS CAN EAT APOSTATES


 

Sheikh Hasaan Husein, a Nairobi based prominent Muslim preacher, shared a sermon in a local mosque in Nairobi that "starving Muslims can slaughter, fry, and then eat apostates." The Sheik quotes a hadith by Prophet Muhammed, "an apostate has no dignity." [Murtad la hurma.] 

Sheekh Xassaan Xusen oo sheegay in ay Muslimiinta aad u gaajoonaysaa u banaan tahay in qashaan, shiilaan, kadibna cunaan murtadiinta. Sheekha ayaa soo xigtay xadiith oranaya "murtadku xurmo malahan" (murtad la xurma.)

"Islaanti maxaad ku ogayd," ayuu nin waydiiyay nin kale. Wuxuu ku jawabaay, "indho la'aan." "Dad cunidna way ku darsatay," ayuu u raaciyay! Islaamka haddii dhiig daadin badan caan ku ahaa, iminka wuxuu ku darsaday dad cunid!

Soomaalida hilibka dadka cuna loogama akhriyeenn masaajidda haddii ay raaci lahaayeen Sayid Ciise Masiix! Soomaaliyeey liibaan waxaa idinkugu horaysa in aad usoo hoyataan Amiirka Nabadda, Sayid Ciise Masiix

No comments:

WAS MUHAMMAD PROPHESIED IN THE BIBLE?

SURAH 61:6 Muslims believe that the coming of Muhammad was foretold in the Bible. For centuries, Muslims have tried to find predictions of t...

TRENDING NOW